Saturday, April 20, 2024

Stockholm: 4 Qof oo lagu Xiray Magaalada Tyresö Kuwasi oo Qorsheenayay Falal Argagixiso

0
Hay'ada Nabad Sugida Wadanka Sweden ayaa Afar Qof ku Xirtay Magaalada Tyresö kuwaasi oo loo heesto Falal Argagixiso Sida ay sheegtay Säpo. Labo kamid Afarta...

Labo Qof oo loo Xiray Qaraxyo ka dhacay Göteborg

0
Labo Qof oo looga Shakisanyahay Labo Qarax oo ka dhacay Magaalada Göteborg ayaa lagu Xiray Halkaasi Sida uu Qiray Joornalka Göteborg Post oo kasoo...

Dab Weyn oo ka kacay Magaalada Norrköping

0
Dab weyn ayaa xalay ka kacay dhismo warshadeed oo Norrköping ku taalla sida uu qoray wargayska Aftonbladet. Waxaana dumay qeybo kamid ah dhismaha Sida laga...

50 Sano jir lagu helay Kufsiga Labo Gabdhood oo 11 Sano jir ah

0
Nin 50 sano jir ah ayaa lagu helay dambi ah inuu kufsaday labo gabdhood oo 11 sano jir ah Sida lagu qoray Boga UNT. Labada...

Qarax ka dhacay Guri Dabaq ah oo ku yaala Degmada Farsta ee Stockholm

0
Qarax ayaa ka dhacay deegaanka Fagersjö ee degmada Farsta ee koonfurta Stockholm. Shan qof ayaa dhaawac fudud soo gaaray. Howlgal ballaaran oo ay wadaan ciidamada booliska...

Kaalmada Dhaqaale oo laga Jarayo kuwa Dambiyada ka Geesta Sweden

0
iyadoo Dowlada Sweden ay ku hoolantahay la dagaalanka kooxaha Dambiyada geesta waxay Dowlada sheegtay in ay ka fakareyso Sidii kaalmada dhaqaale looga jari lahaa...

Qiimaha Gawaarida Korontada ku Shaqeysa oo hoos u dhacay

0
Qiimaha baabuurta naaftada iyo shidaalka ee la isticmaalo ayaa kor u kaca bishii Febraayo, halka qiimaha baabuurta korontada uu hoos u dhacay, sida lagu...

Sharciga Deganaanshala lama Siinayo Qofka Tarxiilkiisa Adkaato

0
Qofka ku nool dalka Sweden ee gala Dambi isla markana ay adkaato sidii looga tarxiilli lahaa Wadanka lama siinayo Sharciga Deganaashaha Wadanka Sida ay...

Qof lagu Dhaawacay Toogasho ka dhacay Koonfurta Stockholm

0
Qof ayaa laga helay magaalada Skärholmen ee koonfurta Stockholm isagoo qaba dhaawacyo Rasaas ah, sida ay booliisku ku soo qoreen boggooda internetka. Dhoor qof oo...

Adnan Jama oo lagu Xukumay Xabsi Daa’in Xili loo heesto Dilal ka dhacay Magaalada...

0
Adnan Jama, oo 20 jir ah, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ah iyadoo loo haysto dil iyo isku dayo dhowr ah oo ka dhacay...