Home Wararka Maanta Boqorka Dalka Norway oo isbitaalka la dhigay

Boqorka Dalka Norway oo isbitaalka la dhigay

0

Boqorka Dalka Norway, Harald V ayaa la dhigay isbitaal isagoo ku maqan fasax sida uu sheegay joornaalka dagpladet oo soo xigtay war-saxaafadeed laga soo saaray arinkan.

“Boqorka ayaa ku jira fasax xanuun. Amiirka leh dhaxalka boqortooyada ayaa ahaan doonaa maanta wasiiru dowlaha “, qoyska boqortooyada Norwey sida lagu qoray warsaxaafadeedka.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka, boqorkan 83 jirka ah waxaa la dhigey isbitaalka Rikshospitalet oo ku yaala Oslo.

Xaalada Corona ee Norway ayaa maalmihii u danbeeyay kor u soo kacay waxana jiray kiisas badan oo laga soo sheegay gobolada Dalka iyo Caasimada.

Somaliska Oslo/ Source/Dagpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here