Afayeenka Barlamaanka Sweden ee dhawaan la doortay ayaa bilaabaya sidii Xisbiyada Dalka uu kala hadli lahaa cida mataleysa Hogaanka dalka kadib markii xilkaasi laga xayuubiyay Stefan.
Andreas Norlén ayaa kulamo gooni ah la qaadandoona xisbi walbo isagoo intaasi kadib qabandoono shir jaraa,id oo uu kaga hadlay shirarka uu la qaatay xisbiyada.
Maanta oo khamiis ah kuna beegan 27 bisha ayuu Andreas Norlén la kulmidoono guud ahaan xisbiyada isagoo ula kulmidoona sida ay u kala horeeyaan.
Qaabka uu xisbiyada ula kulmayo.
10.00 xisbiga Socialdemokraterna
•
10.50 xisbiga Moderaterna
•
11.40 xisbiga Sverigedemokraterna
•
13.15 xisbiga Centerpartiet
•
14.05 xisbiga Vänsterpartiet
•
14.55 xisbiga Kristdemokraterna
•
15.45 xisbiga Liberalerna
•
16.35 xisbiga Miljöpartiet
Abaaro 17:45 ayaa la filayaa in uu shir jara.id uu qabto isagoo ka hadlidoono kulmada.
Somaliska Stockholm