Abdinoor Haji Mohamed oo ah aqoonyahan iyo qoraa Soomaaliyeed oo ku nool Sweden ayaa dhawaan ku dhawaaqay in uu ka midyahay musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha Somalia ee dalka ka dhici doonta sanadka soo socda ee 2016. Hadaba wareysi aan la yeeshay ayuu Abdinoor iiga waramay sababta uu u go’aansaday in uu musharax noqdo iyo waxyaabaha uu doonayo in uu ku soo kordhiyo siyaasada Somalia. Dhagaysi wacan.
Wararka kale ee Maanta
AD