Shillinka ugu yar lacagta karoonka ee loo yaqaano 50 ore ayaa isticmaalkeeda lajoojin doonaa wixii ka dambeeya bishaan September dhamaadkeeda. Lacagta Sweden ee karoon ayaa waxaa ugu yaraan doona 1 karoon.
Qofkii haysta lacagta 50 santiga ayaan awood u heli doonin in uu wax ku gato ka dib September.
Bangiga dhexe ee Sweden ayaa go;aan ku gaaray in uu joojiyo isticmaalka lacagta yar ka dib markii afti laga qaaday dadka Swedishka ay 2 meelood 3 ay sheegay in lacagtaan ay tahay macno daro.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
AD