Macluumaadka hoos ku qoran waa kuwo muhiim ah ee saameynaya nolosha qofka somaliga ah ee ku nool wadanka Sweden, fadlan aqriso.
Socdaalka & Degenaanshaha– macluumaad ku saabsan socdaalka, aqoonsiyada, canshuuraha.
- Lacagta degenaanshaha dadka cusub (Arbetsförmedlingen)
- kaarka Aqoonsiga
- Sharciga degaanka ee reeraha isdalbanaya
- Waa ay adag tahay dadka qaraabada ah oo aan baasaboor wadan in ay oggolaanshaha degganaanta dalka Iswiidan ka helaan
- Kharashyada codsiga ruqsada degenaanshada ama ruqsada shaqada shaqada iyo xaalada degenaanshada joogtada ah
- Kaalmada dib-u-degidda
- Baasaboorka [främlingspass]
- Baasaboorka resedokument
- Dadka codsada magangalyada Iswiidhen
- Muhimada cadeynta cida aad tahay
Caafimaadka – dokumentiyada hoose waxay ku saabsan yihiin caafimaadka.
- Cudurka Tiibishada – Warbixin
- Madax Xanuunka – macluumaad muhiim ah
- Talada cuntada ee qofka u baahan in ay wax ka beddasho cuntoqaadashadeeda intay uurka leedahay.
- Warbixin bukaanka HIV
- Joojinta Sigaarka – Macluumaad muhiim ah
Waxbarashada – dokumentiyada hoos ku qoran waxay la xiriiraan waxbarashada.
- Waxbarashada dadka waaweyn
- Qorshe cusub oo waxbarasho oo loogu tala galay dhigista af iswiidhiska ee dadka soo galootiga ah.
- Warbixin ku saabsan sida loo helo Waxbarashada Jaamacada
Nolosha Guud – macluumaadkaan waa kuwo muhiim ah sidoo kale.
- Badbaadada dabka ka dhaca guriga
- Keydinta Korontada
- Amaanka Gaariga [muhiim]
- Machadka qarameed (SiS) xilka iyo hawshiisa
- XAQA ISTICMAALKA DHULKA GAARKA AH EE ISWIIDHAN
- Amaahda Alaabta Guriga
- Riwaayado ku saabsan Qaadka
- KAALMO-DHAQAALEEDKA LOOGU TALAGGALAY LA QABSASHADA HOYGA (Qofka Naafada ah)
- Amaanka gaariga – sidaan ayaad u ilaalineysaa naftaada iyo ilmahaaga
- Macluumaad ku saabsan Doorashada 2010 ee Sweden
Nolosha Gobolada
Si joogto ah ayaan ugu dari doonaa macluumaadka aan helno qeybtaan.