Home Wararka Caalamka Qaxootiga Ku Cusub Sweden oo Hal Gobol Joogaya Sida Dowlada soo bandhigtay

Qaxootiga Ku Cusub Sweden oo Hal Gobol Joogaya Sida Dowlada soo bandhigtay

0
Foto: Fredrik Sandberg/TT

Xisbiyada ku heshiiyay Heshiiska Tidö ayaa doonaya in dhamaan dadka magangalyo doonka ah ay ku noolaadaan xarunta hey’adda socdaalka, waxaana hadda baarayaasha dowladda ay soo jeedinayaan in dadka ku jira hoyga magangalyada aysan ka bixin gobolka uu hoygaasi ku yaal.

Dowlada oo maanta soo bandhigtay Hindishaha cusub ayaa dhigaya in Qofka laga joojiyo Dacwadiisa hadii uu ka baxo Gobolka uu iska dhiibay iyadoo ay jirto Xaadirin Isbuuc walbo ah.

Waa in laga reebo, tusaale ahaan, daryeelka isbitaalka, ama booqashada qoys ku nool degmo kale.

Intaa waxaa dheer, waxaa la soo jeediyay in hubinta joogitaanka dhijitaalka ah loo soo bandhigo magangalyo-doonka da’doodu tahay 16 iyo wixii ka weyn, si loo hubiyo in dadku aanay bixin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here