Home Wararka Maanta Bangiga Swedbank ee Sweden oo Cilado Farsamo soo Wajaheen

Bangiga Swedbank ee Sweden oo Cilado Farsamo soo Wajaheen

0
Foto: Henrik Montgomery/TT

Bankiga Swedbank waxaa soo wajahay cilado farsamo oo waaweyn.

– Macaamiisheena qaarkood ayaa laga yaabaa inay la kulmaan cilado markay isku dayaan inay galaan bogga internetka ama app-ka, ayay tiri Åsa Lundquist, oo ah xiriiriyaha saxafada ee bangiga weyn.

Wali ma cadda waxa sababay shilkan.

– Waan ka xunnahay oo hadda waxaan sameyneynaa wax walba oo aan ku xallin karno arrintan, ayay tiri Åsa Lundquist.

Dhowr bangi oo waaweyn ayaa la kulmay dhibaatooyin la mid ah maalmihii la soo dhaafay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here