Home Wararka Caalamka Dhalinyaro Sweden u dhalatay oo lagu Xiray Caasimada Denmark

Dhalinyaro Sweden u dhalatay oo lagu Xiray Caasimada Denmark

0

Wiil 16 jir Swedish ah ayaa ku xiray Denmark kaasi oo looga shakisan yahay isku day dil, dambiyo hub iyo isku day qaraxyo sida uu qoray TT.

Wiilkan ayaa looga shakisan yahay inuu haystay labo bastoolad iyo labo bam gacmeed. Sida ay sheegeen Eedeysanayaasha, waxaa la sheegay inuu hub ku toogtay dad aan la garanayn.

warbaahinta Sydsvenskan ayaa ku waramaysa in uu u dhashay Småland halkaasi oo uusan wax dambi ah horay ugu geysan

Isla kiiska, nin Swedish ah oo 25 jir ah ayaa sidoo kale looga shakisan yahay inuu ku lug leeyahay. Labaduba waxa la xidhay bishii Ogosto.

Arbacadii, waxaa la xiray wiil kale oo Swedish ah. Waxa lagu xidhay xaafadda Nørrebro ee Copenhegan. xili uu qori sitay. Waxaa lagu tuhunsan yahay inuu Danmark u joogay fulinta dil.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here