Home Wararka Caalamka Darawal Taksiile ah oo lagu Xukumay Saddex Sano Kufsi uu geestay ”...

Darawal Taksiile ah oo lagu Xukumay Saddex Sano Kufsi uu geestay ” Sidee Wax u dhaceen”

0

Darawal Taksiile ah ayaa lagu Xukumay Afar sano oo Xabsi ah kadib markii uu kufsi u geestay Nin Naafo ah falkan oo ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm.

Ninka Naafada ah ayaa Macmiil ahaan u soo raaca Taksiilaha Maalin Walbo waxana uu geen jiray goobtiisa Ganacsiga lakin Darawalka ayaa joojiyay Gaariga inta lagu jiray Safarka kadibna kufsaday ninkaasi.

Ninka oo soo gaaray Goobta Ganacsiga ayaa u sharaxay Dadkii goobta ku sugnaa sida ay wax u dhaceen .

Maxkamada ayaa xukun ku riday Ninka Taksiilaha ahaa Xukunkaasi oo ah 3 sano oo Xabsi ah iyo bixinta lacag gaareysa 240,000 karoon oo loogu tala galay ninka kufsiga loo geestay.

inkastoo ninka uu isdifaacay hadana Maxkamada ayaa soo bandhigtay cadeymo badan oo muujinaya falka uu ninkan geestay.

Somaliskas Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here