Home Wararka Caalamka Dowlada Sweden oo Dooneysa in Telefanada laga Mamnuuco Iskuulada

Dowlada Sweden oo Dooneysa in Telefanada laga Mamnuuco Iskuulada

0

Dowlada Sweden ayaa Dooneysa in guud ahaan laga Mamnuuco Iskuulada Telefanada Gacanta ee Ardayda  Madama horey looga Mamnuucay xiliga Fasalka oo kaliya

Dowlada ayaa dooneysa in Baaritaan lagu sameeyo sidii loo fulin lahaa tilaabadaasi lagu Mamnuucayo Telefanada ay isticmaalaan ardayda.

Qaar kamid ay Maamulada Iskuulada ayaa soo dhaqeewayay Tilaabadan iyagoo u arka mid wax badan ka caawineysa ardayda heerkooda Waxbarshada.

Isticmaalka Telefanada Xiliga Fasalka ayaa Noqotay Dhibaato Xoogan oo wajahda Heerka Waxbarshada ee Ardayda.

Somaliska Stockholm

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here