Home Wararka Caalamka Labo Qof oo loo Xiray Qarax ka dhacay Uppsala

Labo Qof oo loo Xiray Qarax ka dhacay Uppsala

0

33-jir iyo 22-jir ayaa loo xiray sababo macquul ah oo looga shakisan yahay qarax ka dhacay Uppsala halkaas oo haweeney 25-jir ah ay nafteeda ku weyday kadib markii lagu dilay qarax.

Labada Nin ee loo xiray Qaraxa ayaa diiday falalka lagu soo eedeeyay waxana Sida ay shaacisay Raadidaha Dowlada ee SR.

Qof kale ayaa loo xiray sabab macquul ah oo looga shakisan yahay inuu gacan ka geystay, balse aan la codsanin in la xiro.

Xaalada Magaalada Upsalla ayaa ah mid cakiran kadib markii ay halkaasi ka dhaceen Dilal kala duwan oo sababay Khilaaf ka dhaxeeya kooxaha Gangiska.

Dowlada Sweden ayaa xalay ku dhawaaqday inay gacan bir ah ku qabaneyso kooxaha Gangiska kuwaasi oo saameyn ku yeeshay amaanka Dalka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here