Ugu yaraan 30 qof oo tahriibayaal ah ayaa weli la la’yahay ka dib markii laba Dooni ay ku degeen jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga habeenkii Axadda, sida ay ku dhawaaqday hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay ee IOM.
Wararka kale ee Maanta
AD