Lacagta Euro ayaa hoos ugu dhacday 0.98 dollar subaxnimadii Isniinta, halka suuqyada saamiyada Yurub ay sare u kaceen joojinta qulqulka gaasta ee Gazprom ee Ruushka, sida uu qoray wargayska Financial Times.
Lacagta Euro-ga ayaa hoos u dhacday iyadoo Ruushku uu si isa soo taraya u jaray gaaska Nord Stream 1, laakiin heerka maanta waa markii ugu horeysay muddo 20 sano ka badan oo lacagta Euro hoos u dhacdo heerkan hoose.
Wararka kale ee Maanta
AD