Home Wararka Caalamka Haweeney Labo Bil kadib Meydkeeda laga helay Gurigeeda gudaha Caasimada Stockholm

Haweeney Labo Bil kadib Meydkeeda laga helay Gurigeeda gudaha Caasimada Stockholm

0

Haweeney ayaa laga helay degmada Haninge tobodo isbuuc ka dib dhimashadeeda, inkastoo shaqaalaha daryeelka guriga ay tahay inay soo booqdaan maalin kasta.

haweeneydu ayaa hesha 15 saacadood oo daryeel guri ah todobaadkii, ka dib markii laga soo saaray isbitaalka. Waxay ahayd in loo bilaabo booqashooyinka daryeelka guriga isla maalintaas ka dib markii laga saaray, laakiin adeegga daryeelka guriga ayaanan booqan, toddobo isbuuc kadib naagtaasi ayaa meydkeeda laga helay gurigeeda.

Dowladda hoose ayaa baaritaan ay sameysay waxa ay ku ogaatay in arrintan ay ka dhalatay cilad dhanka isgaarsiinta ah oo u dhaxeysa shaqaalaha dowladda hoose iyo daryeelka guriga, iyadoo shaqaalaha daryeelka ay sheegeen in aysan helin xog buuxda oo ku saabsan xilliga booqashooyinka ay bilaabanayaan.

Degmadu waxay dhacdadan u tixgelisay mid halis ah waxayna u gudbisay warbixin hay’adda kormeerka caafimaadka iyo daryeelka (IVO). Sida laga soo xigtay warbixinta kormeeraha, haweeneydu waxay ku qaadatay wadar ahaan 47 maalmood iyada oo aan booqan adeegga daryeelka guriga ilaa

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here