Saddex qof ayaa naftooda ku waayey ka dib markii Qarax uu ka dhacay Qarax guri dabaq ah oo ku yaal magaalada Turnhout ee waqooyiga Belgian.
Hal qof oo dumar ah ayaa laga soo badbaadiyay dhismaha iyadoo nool. sida uu qoray Ritzau.
Qaraxa ayaa dhacay kadib 8-dii subaxnimo ee habeenka sanadka cusub. Duqa magaalada Turnhout Paul Van Miert ayaa sheegay habeenkii jimcaha in qeybta samatabbixinta ay heleen laba meyd ah.
Ka hor Maamulka Dowlada ayaa horay u xaqiijiyay in qof dhimashada hal qpf
Kooxaha gurmadka ayaa wali raadinaya qof kale. Ma cadda wakhtigan in qofku ku jiray dhismaha iyo in kale.
Wararka kale ee Maanta
AD