Home News in English Sharciyada Cusub ee Sweden ka Bilaabanaya Sanadka 2022

Sharciyada Cusub ee Sweden ka Bilaabanaya Sanadka 2022

0
FotoHenrik Montgomery/TT / Somaliska.com

Barlamaanka Sweden ayaa ansixiyay dhowr sharci oo cusub oo dhaqan galaya bilowga sanadka 2022.

Sharciyadaan waxaa ka mid ah ciqaab adag oo la marsiiyo dhalinyarada dambiyada gala, iyo ciqaabta rabshadaha qoyska, iyadoo ay sii dheertahay Sharciyo kale oo dheeri ah.

hoos ka Akhriso liiska sharciyada cusub oo dhaqan geli doona bilowga sanadka cusub.

1 Mamnuucista Waxyaabaha ka Sameysan Caagaga.

Dowlada ayaa Mamnuuceysa waxyaabaha ka sameysan Caagaga ee aan dib loo isticmaali karin.

2 Ganaaxa Gashin Tuurista.

In aad wadada ku tuurto Qashinka ayaa keeneysa Ganaax.

3 Ciqaabta Rabshadaha Qoyska.

xadgudubka daran ee haweeneyda loo geesto laga bilaabo sagaal bilood oo xarig ah ilaa hal sano oo xarig ah.

4 Ganaaxa Dhalinyarada.

In la baabi’iyo xukunka laga dhimo dadka da’doodu u dhaxayso 18 iyo 20 sano haddii ciqaabta dembigu ay tahay ugu yaraan hal sano ama ka badan.

5 Kor u Qaadista dakhliga ee caymiska caafimaadka

 dakhliga ee dheefaha jirada ilaa 483,000 karoon.
AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here