Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday sharuudo cusub oo looga baahanyahay dadka safarka ku imaanaya Dalka.
laga bilaabo 28 bisha December Dadka imaanaya Dalka waxaa looga baahanyahay Warqada Corona oo ah inuu iska soo qaaday Tijaabada Corona uuna heesto Negative.
Dowlada ayaa meesha ka saartay in qofka looga baahanyahay Shahaadaha Corona marka uu dalka soo galayo.
Dowlada badan oo caalamka ayaa bilaabay Sharuudo dhanka safarka ah iyadoo ay jiraan Kiisaska Corona oo sii kordhaya.
ugu Danbeyn Dowlada ayaa soo saartay Sharciyo Cusub oo gudaha ah lasoco Goor Dhow
Wararka kale ee Maanta
AD