Home Wararka Caalamka Dowlada Giriiga oo Guryo siineysa Qaxootiga ku sugan Dalkeeda

Dowlada Giriiga oo Guryo siineysa Qaxootiga ku sugan Dalkeeda

0

Dowlada Giriiga oo kamid ah Wadamada Yurub ayaa bilowday barnaamij loogu Magacdaray Guryeenta kaasi oo dadka Qaxootiga ee ku nool Dalkaasi lagu siinayo guryo.

Barmaajika oo Caawineyso Midowga Yurub ayaa guryo lagu siinayaa dadka dalka ku nool ee nugul.

sida warbixinta ay soo saartay dowlada ku sheegtay barnaamijda ayaa hada ku dhow guul waxana mashruuca ku baxaya loo qeybiyay gobalada Dalka uu ka koobanyahay.

waxaa jira 3,571 guri iyo 185 qol oo ku yaal 20 dhismo, iyadoo barnaamijku uu caawinayo 14,435 qof, taas oo u dhiganta 67% wadarta guud ee awoodda hoy.

Tas-hiilaadka waxa loo qaybiyey 15 magaalo oo Giriig ah iyo hal jasiirad oo Giriiga oo dhan ah. Dhammaadkii Noofambar 2021, barnaamij hoy ayaa sidoo kale lagu dhameeyay jasiiradaha Chios iyo Lesbos.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here