Dalka Austria ayaa qorsheenaya inuu ganaax ku rido dadka diida talaalka Corona.
Qorshaha Dowlada ayaana hada dhigaya in qofka diida Talaalka laug ganaaxo 4,000 kun saddexda bil mar.
Xisbiyada Dowlada hogaaminaya ayaa wada qorshahan oo ah mid dad badan oo wadanka ku sugan ay dhibaato ku noqoneyso.
Sida dowlada Qorsheeneyso Saddexda bil mar ayaa laga dhigidoonaa waqtiga u danbeeyay ee qofka uu heesto marka la gaaro waxaa lagu soo oogidoonaa dacwad iyadoo intaasi kadib lagu ganaaxidoono lacag gaareyso 4,000 kun hadana saddex bil kadib ayaa sidaasi lagu sameyndoonaa.
Xaalka sida uu ku socda Waxay dalal badan oo caalamka ay talaalka ka dhigidoonaan mid waajib ah madama Corona uu yahay Cudur joogta ah soona laabanaya sanad kasta.
Wararka kale ee Maanta
AD