Home News in English Loo Shaqeeyaha Waxa uu Eryi karaa Shaqaalaha Hadii Talaalka ay diidaan. (Soo...

Loo Shaqeeyaha Waxa uu Eryi karaa Shaqaalaha Hadii Talaalka ay diidaan. (Soo jeedin)

0
Photo/Metro

Dalal badan oo caalamka durba waxay bilaabeen in shirkadaha loo shaqeeyo eryi karaan qofka hadii uu diido talaalka.

Mareykanka ayaa durba bilaabay sidaasi lakin Sweden waxaa jirta soo jeedin ku aadan in qofka shaqada laga eryo hadii uu diido in la talaalo.

Ururada shaqaalaha Sweden ayaa durba kasoo horjeestay arintaasi lakin soo jeedinta ayaa ah mid ka jirta wadanka.

Sida laga soo xigtay TV4, tiro shirkado ah, oo ay ku jirto Google, ayaa u baahan in shaqaalahooda la tallaalo si ay shaqada ugu sii jiraan. Haddii shaqaaluhu jebiyo xeerka kadibna shaqada laga eryo, wuxuu kiiska u gudbin karaa maxkamadda.

in qofka sharuudo looga dhigo talaalka si uu u shaqeeyo ayaa noqon karta mid waqti dheer qaadata. 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here