Home Wararka Maanta Hay’adda Socdaalka Sweden oo loogu baaqay in ay eegto Xaalada Qaxootiga Afganistan

Hay’adda Socdaalka Sweden oo loogu baaqay in ay eegto Xaalada Qaxootiga Afganistan

0

Xaalada Dalka Afganistan ayaa ah mid cakiran iyadoo dowlada Dalkaasi laga saaray wadanka waxana hada wadanka heesta kooxda Daliban.

Maanta Muuqaalo lasoo bandhigay ayaa muujinaya Shacabka Daalibaan oo dhinacyada qabsanaya diyaarad Ciidan oo Mareyanka leeyahay.

iyadoo dhibaatadaasi jirto Urur aan dowli aheyn oo maqaan ku qoray joornalka Aftanpladet ayaa dowlada Sweden ugu baaqaya in Dadka Afganistan xaq u leeyihiin joogitaanka wadanka.

Aas Aasaha Ururka OSAS oo lagu magacaabo Gina Al Mushaidi, ayaa maqaalkan ku sheegay in Cabsida Dadka ay qabaan in ay keentay dhibaatada naftooda ay galinayaan.

Marka laga reebo Garoonka diyaaradaha waxaa Dalka intiisa kale heesta kooxda Dalibaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here