Home Wararka Maanta Fal Naxdin Ah: Toogasho ka dhacday Koonfurta Stockholm oo lagu dhaawacay Labo...

Fal Naxdin Ah: Toogasho ka dhacday Koonfurta Stockholm oo lagu dhaawacay Labo Caruur ah

0
Foto Mikael Fritzon / TT

Maalinta Sabtida aan soo dhaafnay ayaa Labo Caruur ah lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Caasimada Stockholm gaar ahaan dhanka koonfureed.

Falka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Flemingsberg waxana la ogeen sababta ka danbeysa toogashadaasi dhibaatada kasoo gaartay caruurta.

inkastoo dhaawac uu soo gaaray Caruurta toogashada kadib hadana booliska Stockholm oo dhacdada ka hadlay iyagoo sheegay in mid kamid ah Caruurta uu yahay da’da caruurta dhigata Xanaanada halka kan kale uu yahay da’da Dugsiga dhexe.

Falkan ayaa noqonaya falal kala duwan oo wadanka ku soo badanaya iyadoo isla bishan Götenborg lagu dilay askari boolis ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here