Home Wararka Maanta Haweeney isku gubi rabtay Xaruunta Migrationsverk-ka ee Borlänge oo la badbaadiyay

Haweeney isku gubi rabtay Xaruunta Migrationsverk-ka ee Borlänge oo la badbaadiyay

0

Sida ay shaaciyeen booliska Sweden gaar ahaan qeybta Borlänge haweeneysa ku sugneyd xaruunta socdaalka ee magaaladaasi ayaa isku dayday in ay isdisho.

Haweeneyda ayaa isku shubtay shidaal kadibna bilowday in ay dab isku gubto sida ku cad warbixinta booliska oo gaaray xaruunta laanta socdaalka ee Borlänge.

booliska oo gaaray goobta ayaa haweeneyda ka codsaday in aysan is gubin waxana ugu danbeyn ku guuleesteen badbaadinta.

ka hor inta uusa booliska gaarin goobta telefashinka Dowlada SVT ayaa baahiyay jiritaanka warkan iyo in uu jiro qof doonaya in uu gubo ama isdilo.

marka la eego xaalada sharciyada wadanka ee laanta socdaalka mararka qaar waxaa dhaca dhibaatooyin la xiriira dadka is dila kuwaasi oo dareema xanuuno dhanka maskaxda oo ka dhasha sharciyada loo diido.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here