Nin iyo haweeney ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday bartamaha magaalada ku taal galbeedka Jarmalka ee Espelkamp, ruuxii toogashada geestay ayaa ku jira baxsad sida ay booliska shaaciyeen.
Wargeyska Bild ayaa soo xigtay booliska isagoo sheegaya in xaaladdu ay umuuqatay mid qatar ah isla markana booliska ay gaareen goobta.
Espelkamp, waa magaalo ay ku noolyihiin ilaa 20 kun oo qof, waxay ku taal gobolka galbeed ee North Rhine-Westphalia.
lasoco waxa soo kordha
Wararka kale ee Maanta
AD