Sida ay Shaacisay Shirkada Gaadiidka u qaabilsan Caasimada Stockholm waxaa la kordhiyay Qiimaha lagu jaranayay Kaararka loo isticmaalo Gaadiidka kala duwan.
Laga bilaabo 5 Januar ayuu bilaabanayaa.
Dadka Waaeyn
Qiimaha Hore 930 Qiimaha hada 930.
Waxaa sidoo kale la kordhiyay Qiimaha Dadka waaweyn Dhalinyarada iyo Ardayda kuwaasi oo laga dhigay 630 Kr.
Shirkada ayaa sheegtay in lacagta lagu Kordhiyay lagu hormarinayo Habka Gadiidka uu u shaqeeyo.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD