Home Wararka Caalamka Dalalka Armenia iyo Azerbaijan oo isdhaafsaday maxaabiis kadib isku dhacii Nagorno-Karabakh

Dalalka Armenia iyo Azerbaijan oo isdhaafsaday maxaabiis kadib isku dhacii Nagorno-Karabakh

0

Lix todobaad kadib heshiiskii nabadeed ee ay ku kala saxiixdeen dhinacyadii ku dagaalamay deegaanka Nagorno-Karabakh, Armenia iyo Azerbaijan ayaa hada bilaabay inay isdhaafsadaan maxaabiista dagaalka .sida ay qortay Reuters.

Sida laga soo xigtay dowladda Armenia, 44 maxbuus ayaa lagu wareejiyay Taa bedelkeed, 12 maxbuus ayaa la xaqiijiyay inay gaareen Baku, Azerbaijan, iyagoo wata diyaarad militari oo Ruushku leeyahay.

Colaadda dhiigga badani ku daatay ayaa dhammaatay markii labada waddan oo uu Ruushka dhexdhexaadiye ka yahay ay hubka dhigeen bishii hore.

Isla mar ahaantaana, ciidammada nabad ilaalinta ee Ruushka ayaa halkan la geeyay.

Somaliska Austria

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here