Heerka shaqo la’aanta ee Iswiidhan waxay hada dagan 8.7 boqolkiiba usbuucii la soo dhaafay, marka la barbar dhigo usbuucii ka horreeyay. Sida laga soo xigtay tirakoobka Xafiiska Shaqada
Illaa iyo hadda, wax saameyn ah kuma lahan suuqa shaqada sababo la xiriira xannibaadaha adag ee ka dhashay mowjadda labaad ee cudurka Corona. Sida maanta ay tabisay TT,
Xafiiska Shaqada ayaa diiwaangaliyay in kabadan 12,000 oo qof oo cusub oo shaqo la’aan ah dalka, taasoo ka dhigaysa wadarta shaqo la’aanta 452,400 oo qof
Sidoo kale 1,480 qof ayaa lagu wargaliyay shaqo ka fadhiisinta usbuucii la soo dhaafay, tiro u
.dhiganta tirooyinka usbuucii hore
Wararka kale ee Maanta
AD