Kadib war qoraal ah oo uu soo dhigay Bartiisa Twitterka Madaxweynaha Mareykanka ayuu ku joojiyay qaxootiga gali lahaa wadanka si kumee gaar ah.
Warka Qoraalka ee Trump ayaa u qornaa Sidan ” iftiiminta Weerarka Cadowga aan la arkeen iyo sidoo kale difaacida Shaqooyinka Muwaadiniinta Mareykanka waxaan saxiixidoonaa go’an aan ku hakinayo Qaxootiga si ku meel gaar ah”
Go’anka Madaxweynaha waxaa dhaliilay Xisbiga Demoqoraadiga Mareykanka kaasi oo sheegay in waqtiga uu Dalka ku jiro xaalada qatar ah uu madaxweynaha ku mashquulay ajaanibta.
Madaxweyne Trump ayaa Qoraalkan soo saaray iyadoo wadanka uu hada ku jiro xaalad xanibaad ah oo ka dhalatay Cudurka Coronavirus ee dunida ka dilaacay.
Somaliska USA
Wararka kale ee Maanta
AD