Home Wararka Maanta Raisal’Wasaaraha Norway Erna Solberg oo la filayo in ay qabato Shir Jaraa’id...

Raisal’Wasaaraha Norway Erna Solberg oo la filayo in ay qabato Shir Jaraa’id oo Coronavirus la xiriira

0

Wararka laga helayo Xafiiska Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa sheegaya in La filayo in Wasiirada Qabato Shir Jaraa’id oo Ku saabsan Xaalada Caruurta ee Coronavirus iyo Xiliga Fasaxa ee lagu jiro.

Shirka jaraa’id ayaa lagu wadaa in uu dhaco Maalinta Arbacada Saacada Marka ay tahahay 12:00 Pm waxaana Qeyb ka ah warbaahinta Dowlada ee NRK.

Arimaha Shirka ay kaga hadleyso waxaa kamid ah hadii uu sii Soconayo Nidaamka Caruurta ee 16 March bilowday In Caruurta ay u dabaal dagi karaan Dhalashadooda waxaa intaasi sii dheer in Qofka Saxiibkiisa uu qeyb ka noqon karo Xaflada iyo Nuuca Fasaxa Ciida ee Dowlada sida uu noqon karo.

Wasiiro kamid ah Dowlada ayaa qeyb ka ah Shirkaasi jaraa’id waxaana Wasiirada kamid ah Wasiirka Waxbarashada iyo isdhexgalka Norway.

Wixii ku soo kordha lasoco

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here