Home News in English Sharciga Cusub ee Guryaha Saameen maku leeyahay Adreska (Ciwanka) guryaha lagu noqdo

Sharciga Cusub ee Guryaha Saameen maku leeyahay Adreska (Ciwanka) guryaha lagu noqdo

0

Xili dhawaan Dalka Sweden uu ka bilowday Sharci Cusub oo la xiriira Guryaha ayaa dhanka kale qaar kamid ah Somalida waxay Somaliska.com waydiiyeen Su’al la xiriirta in Sameen ka dhalan karto qofka adresska ku ah guri uusan daganeen.

Jawaabta.

Sida Sharciga Cusub uu dhigayo ayaa ah Hadii Qofka gacanta 1 aad ka ah Guriga uu Qof kale ka kireeyo Gurigiisa isagoon la socodsiin shirkada markaasi guriga iska leh ay keeni karto in dib looga ceshto.

Sidaasi darteed Qof waxa uu xaq u leeyahay in guriga uu qof kale ka kireeyo waxa loo yaqaano gacan labaad isagoo oo shirkada la socodsiinayo taasi ma quseeyso in adres ku noqoto guri kale jawaabta ayaana ah in aad adres ku noqon karto guri walbo.

Maxay Tahay Sababta Sharciga loo soo saaray.

Sababta ugu weyn ayaa ah in uusan saro u kicin kireenta guryaha ee dhanka suuqa Madama dadka suuqa Madow ku kireeya guryaha ay lacag badan ku qaataan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here