hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa heesta Mudo labo Isbuuc ah si uu u soo dhiso Dowlad Cusub.
Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa go. an saday arintaasi shalay oo talaado aheyd.
Ulf Kristersson ayaa shirkiisa Jaraa. id ku sheegay in Wax walbo uu u sameenayo sidii Xisbiyada isbaheestay ay Dowlad Cusub u hogaamin karaa.
Hogaamiyaha M ayaa intaasi ku daray in Qorshaha Dowlada Cusub uu kala hadlayo Xisbiga Socialdemokraterna si taageero uga helaan.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD