Xisbiyada labada dhinac ee isbaheestay ayaana wali ku heshiinin dhismaha Dowlad wadajir ah waxana dhinac walbo ay doonayaan in dhankoodo dowlad soo dhisaan.
Si Garab walbo uu dowlad u soo dhiso waxuu u baahan yahay garabka kale sababtoo ah kuma filna Dhismah Dowlad hal dhinac ah.
Xisbiga S ayaa shaaciyay in uu diyaar u yahay. dhismaha Dowlad ay ku jiraan dhamaan Xisbiyada oo dhan lakin kuwa. Alliancen ayana diyaar u aheyn arintaasi.
isfahan la. anta labada dhinac hadii uu gaaro waqtiga Doorashada waxaa dhinac karta in lagu celiyo doorashada si loo kala baxo.
somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD