Waxaa curatay bishii kheeyrka, bishii raxmada iyo dembi dhaafka. Waa bil ka kheyr badan kun habeen sida uu Rabbi quraankiisa noogu sheegay. Haddaba anagoo ka faa’iideeysaneyna munaasabadda bishan bakareeysan ee Ramadaan, waxaan ugu horeeyn leenahay ummadda soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiintaba Ramadan Mubarak . Rabbi hanaga aqbalo soonka, salaada iyo cibaadadeenna.
Ramadaan Mubarak!
Somaliska.com–Göteborg
Wararka kale ee Maanta
AD