Home Wararka Finland Finland oo laga helay nuuca Cusub ee Coronavirus

Finland oo laga helay nuuca Cusub ee Coronavirus

0

Nooca cusub ee loo yaqaan ‘covid-19’, oo markii ugu horreysay laga xaqiijiyay Boqortooyada Ingiriiska, ayaa hadda laga helay Finland.

Waxay qortay wakaalada wararka TT xogta la xiriirta in xanuunka laga helay Finland.

Qofka laga helay Xanuunka ayaa soo gaaray Finland isagoo kaligiisa ah kana yimid Boqortooyada Ingiriiska.

Baaritaanka lagu sameeyay ayaa soo dhamaaday waxana la xaqiijiyay in xanuunka uu qabo isla markana hada la bilaabay in la karantiilo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here