Home Wararka Finland Maalinta Xuriyada Finland oo loo dabaal-dagay xili wadanka uu ku jiro Xayiraado

Maalinta Xuriyada Finland oo loo dabaal-dagay xili wadanka uu ku jiro Xayiraado

0
Sawirka: Collage: Yle

Sanadkii 1917 ayay ku beegneyd markii Dadka Finland ay xurnimo ka heleen Ruushka markaasi oo ku beegneyd 6 December.

Sanad kasta isla malintaasi waxaa gudaha Finland looga dabaal-dagaa maalinta Xuriyada iyadoo guud ahaan wadanka iyo Shaqaalaha qeybihiisa kala duwan la fasaxo.

Dabaal-daga sanadkan ee maalinta Qaranka ayaa ka duwan sanadihii hore madama uu wadanka ku jiro xayiraado dheeraad ah oo ku saabka Corona.

Raisla Wasaaraha Finland iyo xubnaha Wasiirada wadanka oo Haweyn u badan ayaa muuqaal ay soo duubeen waxay soo dhigeen barta Twitterka halkaasi oo shacabka kula wadaagaan maalinta qiimaha u leh Shacabka Finland.

Somaliska Helisinke

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here