Home Wararka Maanta Nooshi Dadgostar oo noqon karta Hogaamiyaha Cusub ee Xisbiga Vänsterpartiet

Nooshi Dadgostar oo noqon karta Hogaamiyaha Cusub ee Xisbiga Vänsterpartiet

0
g presenterar Nooshi Dadgostar som partiets fˆrslag till ny partiordfˆrande under en presstr‰ff i partikansliet i Stockholm. Foto: Jessica Gow / TT kod 10070

Jonas Sjöstedt waa hoggaamiyaha xisbiga Bidixda. Laakiin wuu iska tagayaa shaqadaasi
Xisbiga ayaa heli doonaa hogaamiye cusub.

Waxay u badan tahay in ay noqon doonto Nooshi Dadgostar hogaamiyaha Cusub ee Xisbiga Koox xisbiga ka mid ah ayaa sidaas aaminsan xubnaha Xisboga ee waxdooranaya ayaa doorashada sameyndoona bil gudaheed.

Nooshi Dadgostar waa kuxigeenka hogaamiyaha xisbiga. Waxayna xilkaasi ka heysay baarlamaanka ilaa 2014.

Nooshi Dadgostar waa 35 jir wuxuuna ka timid magaalada Göteborg. Maanta waxay ku nooshahay Stockholm. Waalidkeed ayaana kasoo jeedaan Iran.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here