Home Wararka Maanta Norway oo go’an Cusub kasoo saartay Waqtiga Furitaanka Xuduudaha Sweden

Norway oo go’an Cusub kasoo saartay Waqtiga Furitaanka Xuduudaha Sweden

0
aerial photos unrestricted

kadib markii Shalay ay dowlada Denmark soo saartay in ay wadankeeda u furtay dhamaan Safarada iyo Xuduudaha dalka Sweden ayaa maanta waxaa shir jaraa’id qabtay Dowlada Norway kuwaasi oo ka hadlay go’anka Dowlada ee furitaanka guud ahaan Wadanka Sweden.

Norway ayaa shaaca ka qaaday in Xadka Sweden iyo guud ahaan wadanka u fureyso isbuuca danbe lakin waxay shirkooda jaraa’id ku sheegeen in ay noqon karaan Gobolada qaar oo ku biiraya kuwa horay loogu furay wadankooda.

go’anka dowlada Norway ayaana ka dhigan in Gobolada wadanka Sweden aanan mar qura loo furidoonin wadanka Norway sida warbixinta lagu cadeeyay.

Norway ayaa kamid ah wadamada xadkooda ka xirtay Sweden kadib markii ay sabab uga dhigeen in xanuunka uu aad ugu faafay.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here