Home Wararka Maanta Sweden oo laga diiwan galiyay dhimashada 28 Qof oo Xanuunka Coronavirus ah

Sweden oo laga diiwan galiyay dhimashada 28 Qof oo Xanuunka Coronavirus ah

0

mudada 24-ka saac ee lasoo dhaafay ayaa Dalka Sweden laga diiwaan galiyay dhimashada 28 qof kuwaasi oo u dhintay Xanuunka Corona waxana tirada guud ay ka dhigan tahay 5,730 kun oo u dhintay Corona sida ay shaacisay hay’ada Caafimaadka dadweynaha Sweden ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano Folkhälsomyndigheten.

Sidoo kale ayaa la diiwaan galiyay 288 qof oo qaaday xanuunka Corona waxana tirada guud ay ka dhigan tahay 79 782 kun oo Qof oo xanuunka qaaday.

Sidaasi oo ay tahay Dalka Sweden ayaa hoos waxaa uga dhacay Xanuunka Corona taasi oo keentay in qeybo kamid ah dalka la furo isla markana qaar kamid ah wadamada Caalamka ku dhawaaqaan furitaanka Xadkooda Sweden.

Somaliska Gotenborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here