Home Wararka Maanta Shirkada SL oo dib u bilaabeysa Baaritaanka Dadka kaar la’anta ee raaca...

Shirkada SL oo dib u bilaabeysa Baaritaanka Dadka kaar la’anta ee raaca Busaska

0

Sida ay shaaca ka qaaday Shirada SL ee Caasimada Stockholm u qaabilsan Kaarka lagu raaco Busaska iyo Tareenada waxaa dib loo soo celinayaa Baaritaanka lagu sameeyo Dadka raaca Busaska iyo Tareenada ee aanan wadan Kaarka lagu raaco iyadoo wixii ka danbeeyo bari ay Shaqaalaha hubiya kaararka ay istaagidoonaan goobaha looga dago ama laga raaco gadiidka kala duwan.

” Waan in aad wadataa kaarka lagu raaco gadiidka shirkada SL ayuu yiri ” Fredrik Cavalli-Björkman oo ka tirsan Maamulka Shirkadaasi.

Sababta ugu weyn ee shirkada u soo celisay Baaritaanka gadiidka ayaa lagu sheegay kadib markii shirkada ay qasaartay lacag dhan 100 million mudo isbuuc ah/

Qasaaraha ayaana ugu wacan madama Dadka raaca gaadiidka kala duwan ay iska indho titeen iibsashada kaarka madama busaska badankooda laga raaco xaga danbe.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here