Home Wararka Denmark Amiirka Denmark Joachim oo deg deg isbitaalka loo dhigay

Amiirka Denmark Joachim oo deg deg isbitaalka loo dhigay

0

mid kamid ah amiirada Denmark Joachim ayaa deg deg loo dhigay isbitaalka kadib markii madaxiisa lagu arkay xinjiro dhiig ah sida ay shaaciyeen Qosyka boqortooyada waxana warbixin kasoo baxday qoyska lagu sheegay in Prince Joachim xaaladiisa tahay mid dagan.

Boqorada Dalka Denmark Margrethe, ayaa warbaahinta u sheegay in Amiirka xaaladiisa ay tahay mid dagan lakin aysan waribin dheeraad ah aysan ka bixin karin.

Marie oo u dhaxda amiirka ayaa isbitaalka kula jirta Joachim oo qaliin lagu sameeyay.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here