Home Wararka Maanta Hooyo dishay labo Caruur ah ay dhashay oo lagu xiray Magaalada lørenskog

Hooyo dishay labo Caruur ah ay dhashay oo lagu xiray Magaalada lørenskog

0

dhawaan Guri ku yaala magaalada lørenskog ee Dalka norway waxaa laga helay labo caruur ah oo la dilay iyadoo isla guriga loogu tagay hooyada dhashay caruurta oo dhaawac ah Daqiiqado kadib ayaana la xiray aabaha dhalay caruurtaasi oo ku sugnaa goob kale kaasi oo looga shakiyay dilka Caruurta.

Baaritaan kadib ayaa la helay in hooyada dhashay caruurta ay ka danbeesay dilka Caruurta taasi oo xabsiga la dhigay sida ay sheegeen Booliska magaalada lørenskog oo shir jaraa’id qabtay maanta,

Dowlada wali ma cadeen halka ay kasoo jeedaan Aabaha iyo Hooyada lakin Warbaahinta gudaha ayaa baahineysa in Hooyada ay tahay Norweji halka Aabaha uu kasoo jeedo Bariga Dhexe,

Dilka loo geestay Caruurta da’dooda ka hooseeso 10 sano jirada ayaa warbaahinta gudaha aad wax uga qoraya madama ilaa hada aanan si toos ah looga warbixin.

Somaliska lørenskog

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here