Home Wararka Maanta Dowlada Somaliya oo furtay qeyb kamid ah Duulimaadka diyaaradaha ee xayirnaa

Dowlada Somaliya oo furtay qeyb kamid ah Duulimaadka diyaaradaha ee xayirnaa

0

Dowlada Somaliyaa ayaa maanta shaacisay in ay xayiraada ka qaaday qeyb kamid ah Xayiraada saarneed duulimaadka diyaaradaha gaar ahaan duulimaadka gudaha iyadoo taasi oo looga gonleeyahay isku socodka bulshada.

Golaha ayaa dood dheer oo ay yeesheen kadib waxay cod aqlabiyad leh ku ogolaadeen in si taxadar leh dib loogu bilaabo duullimaadka gudaha maalinta Axadda ah ee taariikhdu tahay July 05, 2020, iyada oo maalintiiba ay dowlad gobaleedyada dalka tageyso hal diyaarad.

Tilaabada kale ee xigta ayaa la filayaa in ay noqoto mid dowlada ku fududeeneysa Duulimaadka Caalamka ee xayiran sida warbaahinta Somaliya ay shaacisay.

Somaliska Muqdisho

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here