Home Wararka Maanta Dowlada oo Canshuur ka qaadeysa Shaqaalaha Ajanabiga ee dibada laga keeno

Dowlada oo Canshuur ka qaadeysa Shaqaalaha Ajanabiga ee dibada laga keeno

0
Foto: Henrik Montgomery/TT

Dowlada Sweden ayaa wada qorshe canshuur looga qaadayo Shaqaalaha ajanabiga ee laga keeno Dalka dibadiisa kuwaasi oo mudo kooban ka shaqeeya wadanka Sweden.

Shirkadaha wadanka ka jira ee dhismaha ayaa shaqaale kasoo qaata wadanka dibadiisa kuwaasi oo aan laga qaadin wax canshuur ah hadii ay shaqeenayaan mudo 6 bilood ah Dowlada ayaa dooneysa in sharciga la badalo isla markana sanadkaasi kala barkiisa laga qaado canshuur.

Dowlada ayaa rumeysan in lacag gaareysa 700 million ay kasoo xaroon karto hadii canshuur laga qaado shaqaalaha ajanabiga ee wadanka ka shaqeeya mudada kooban.

Barlamaanka Sweden ayaa lagu wadaa in loo gudbiyo sharciga si ay u meel mariyaan ama u diidaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here