Home Wararka Maanta Maxaa ku soo kordhay dhimashada Coronavirus ee Sweden mudada 24 saac ee...

Maxaa ku soo kordhay dhimashada Coronavirus ee Sweden mudada 24 saac ee lasoo dhaafay

0

Hay’ada Caafimaadka Dadweynaha Sweden Folkhälsomyndigheten ayaa maanta shaacisay in 69 Qof ay ku soo korortay dhimashada Coronavirus ee Sweden mudada 24 saac ee lasoo dhaafay taasi oo ka dhigan in tirada guud ay gaarto 5122 Qof.

Qeybta Caafimaadka ayaa warbixinteeda waxay intaasi ku dartay in Tirada dadka qaaday Xanuunka Cororna ee la Xaqiijiyay mareyso 58932 kun oo Qof waxaana ku soo korortay 2889 oo kun Qof  laga soo bilaabo maalinta Khamiista.

Folkhälsomyndigheten ayaa dhanka kale waxay sheegeen in 2354 Kun oo Qof la daweeyay kadib markii la dhigay qeybta Deg Dega ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here