Home Wararka Maanta Sharciyo Cusub oo lagu soo kordhinayo A-kassa iyo Faa’idooyin ku jira

Sharciyo Cusub oo lagu soo kordhinayo A-kassa iyo Faa’idooyin ku jira

0
Foto: Ari Lorestani / TT

Dowlada ayaa wada qorsho iyo hindise cusub oo lagu soo kordhinayo Sanduuqa A-kassa kaasi oo Xisbiyada loo gudbiyay si ay u qiimeeyaan kadibna loo saxiixo hadii leesku raaco.

Sharciga Cusub ayaa dhigaya in la eego Mushaharka uu qaato Qofka bil kasta halka maanta la eego shahaadooyin laga soo qaado maamulka Shaqada.

Dowlada ayaa go’ankaasi ku sheegtay mid u fudud sanduuqa A-kassa iyo sidoo kale qofka shaqada ka dhamaatay madama aan looga baahneen warqadaha gooba shaqada.

Qorshaha Cusub ama Sharciga Cusub waxaa ku jira in Dadka shaqada ka dhamaatay aysan helin maalmo isku mid ah tusaale qofka shaqada ku meel gaarka shaqeeya ayaa helidoonaa 100 maalin halka qofka shaqo rasmi ah heesta uu A-kassada qaadandoono 300 boqol oo maalin.

Sharciga ayaa bilaabanaya sanadka 2023 hadii xubno siyaasiyiinta Barlamaanka isku raaceen Saxiixiisa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here