Home Wararka Maanta Coronavirus oo dib ugu laabtay China goobaha Iskuulada iyo Garoomada oo la...

Coronavirus oo dib ugu laabtay China goobaha Iskuulada iyo Garoomada oo la xiray

0

Dowlada China ayaa xirtay dhamaan duulimaadka Caasimada Beijing iyo dhamaan goobaha Iskuulada Waxbarashada maanta oo arbaco ah kadib markii lagu Fayriska Coronavirus.

Ku dhawaad 21 Milyan oo ku sugan Caasimada ayaa loo diray Codsi la xiriira in ay joogaan guryahooda kana baaqdaan Safarada aan muhiimka aheen.

Dowlada ayaa sidoo kale waxay xirtay 1223 kun oo Duulimaad ah iyadoo ay jirto Cabsi xoogan oo laga qabo faafitaanka Xanuunka Corona.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here