Home News in English Nyamko Sabuni ” Luuqad halagu Xujeeyo Dadka ka shaqeeya goobaha Dadka waayeelka...

Nyamko Sabuni ” Luuqad halagu Xujeeyo Dadka ka shaqeeya goobaha Dadka waayeelka lagu Xanaaneeyo ”

0

Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Nyamco Saboni oo shir jaraa’id Qabatay maanta ayaa dowlada u jeedisay in Sharuud dhanka luuqada lagu xiro Dadka ka shaqeeya Goobaha waayeelka isla markana 100 milyan u qoondeeso hormarinta goobaha Dadka waayeelka ku suganyihiin.

Saboni ayaa intaasi waxay ku dartay in dadka waayeelka ay labadii isbuuc la kulmaan shaqoolo gaaraya 16 qof oo kala duwan taasi oo dhibaato ku ah dadka waayeelka waxayna ku baaqday in la yareeyo. sida uu qoray TT

Xisbiga ayaa dowlada ugu baaqay hormarinta shaqaalaha iyo in laga shaqeeyo xaalada xaruumaha daryeelka sida kalkaalisooyin badan oo la shaqaaleysiiyo.

Dowlada Sweden ayaa la kulantay dhaleeceen xoogan labada mowduuc ee ugu weyn waxaa kamid ah Goobaha dadka waayeelka oo dad badan ku dhinteen mudada uu jiray xanuunka Corona.

ugu dabneyn Saboni oo asal ahaan kasoo jeeda Africa ayaa dhoor jeer soo saartay Sharuudo adag sida in qofka lagu xujeeyo luuqada waxana arintaasi ku dhaliilay dadka ajanabiga.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here