Home Wararka Maanta Folkhälsomyndigheten:- Dhimashada Sweden ee Corona waxaa ku soo korortay 40 Qof

Folkhälsomyndigheten:- Dhimashada Sweden ee Corona waxaa ku soo korortay 40 Qof

0

dhimashada Sweden ee Corona waxaa ku soo korortay 40 Qof taasi oo tirada guud ka dhigeysa 2,192 qof waxana xaalada deg dega ku jira 1,280 qof sida laga soo xigtay hay’ada caafimaadka dadweynaha ee Folkhälsomyndigheten.

maanta oo sabti ah waxaa la xaqiijiyay in 18,177 qof uu ku dhacay Xanuunka guud ahaan wadanka caasimada Stockholm ayaana ah goobta ugu badan ee xanuunka.

sida uu sheegay Anders Tegnell urges waxaa degmooyinka Dalka laga bilaabay qorshaha dowlada ee ah in la baaro shaqaalaha ka shaqeeya Xaruumaha Caafimaadka waayeelka natiijooyinka hordhaca ayaa tilmaamaya in shaqaalaha badankooda laga waayay wax xanuun ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here