Home Wararka Maanta Dhimashada Norway ee Cudurka Coronavirus oo mareysa 113 Qof

Dhimashada Norway ee Cudurka Coronavirus oo mareysa 113 Qof

0

Dowlada Norway Ayaa la tacaleysa Xaalada Coronavirus ee dalka ka dilaacay waxana maanta lasoo bandhigay tirada Dadka u dhintay 113 marka la eego dadka u danbeeyay ee la diiwaan galiyay.

Sida ay ku warameyso Macadka Caafimaadka Dadweynaha ee Norway ku dhawaad 6,320 qof ayaa qaaday Xanuunka 76 qof kamid ah waxay qaadeen Shalay halka labadii maalin ee ugu danbeesay la diiwaan galiyay 160 Qof.

Tirakoobka waxaa soo bandhigagay Qeybta Nadaamka ogeysiinta Cudurada la kala qaado ee (MSIS).

Ugu danbeyn Dowlada Norway ayaa la tacaaleysa Xaalada Cudurkan waxaana Xiran guud ahaan wadanka marka laga reebo dukaamada.

Somaliska Oslo

Waxaa turjumay somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here